Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   Heshiiskii Kismaanyo ee xubnaha labada Gole oodhaliyay xiisad.

Heshiiskan oo ka danbeeyay ka dib markii xubnaha labada gole ee ku sugan muqdisho ay ogalaadeen wadahadalo dhexmara dowlada ku meel gaarka ah ee lagu soo dhisay Kenya. dowlada Cabdullahi Yusuf oo lagu eedeynayo inayna kafiirsan meesha lagula heshiinayo xubnaha maucaaradka ku ah dowladiisa ayaa si weyn loo dareemayaa culayska ay leedahay kala duwanaanta dhinaca fikirka ah ee ku timid maamulka shabeelada hoose ee maritda loo yahay iyo golaha wasiirada.

si kastaba ha ahaatee Maxamed dheere ayaa ugu horeynba ka biyo diidsanaa in kulanka lagu heshiisiinayo dowlada uu ka dhaco magaalada kismaanyo, isaga oo sabab uga dhigaya in Barre Hiiraale uu xoog ku haysto deegaankaas, uusan mudneyna in wax laga weydiiyo deegaankaas. amuurtan ayaa u muuqata heshiiskii Maxamed dheere la galay indha cade jawaab muujinaysa sida uu uga xunyahay maamulka dooxada Juba oo u eg la siiyay aqoonsi lagu taageerayo deegaan uusan u dhalan Barre Hiiraale.

 

RSTVonline.com
Jowhar, Somalia