Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Shariif Xasan oo dhaqaale ugu kicitimay Nairobi.

Gudoomiyaha barlamaanka dawlada federaalka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta isagao iyo wafdi uu hogaaminayo waxa ay ka ambabaxeen magaalada Muqdisho ayagoo kusii jeeda magaalada Naiurobi ee xarunta dalka Kenya.

Shariif Xasan ayaa garoonka dayaaraha ee degmada dayniile waxaa kusii dhaweeyey xubno ka tirsan labada gole ee Muqdisho ku sugan ayado gudoomiyaha socdaalkiisana uu qaadanayo sidawararku ay sheeegayaan dhowr maalmood.

Socdaalka gudoomiyaha ayaa ku salaysan sida maanta uu xaqiijyey wasiirka xariirka barlamaanka C/raxman Aadan Ibi mid dhaqaale loogu soo qaadayo xildhibaanada federaalka KMG ah ee Soomaaliya.

Maxamed Cadde.
RSTV NEWSROOM