Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo Raiisul Wasaare Geedi ayaa maanta garay Magaaladda Baydhabo

Wafdigaan uu hogaaminayo raaisul wasaare geeddi ayaa waxaa magaaladda baydhabo waxaa ksuoo dhaweeyay guddoomiyaha baarlamaanka iyo xubnaha labada gole ee ku sugan magaaladda baydhabo iyo dadweyne aad u fara badan

Wafdiga Raiisul Wasaare geeddi ayaa waxaa iyagu ka qayb galayaan kulanka baarlamaanka oo maanta ka furmay magaaladda Baydhabo

Wafdigaan ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka q orshaynta qaranka C/risaaq Cismaan Jurrile iyo xubna kale oo iyagu maalmahaanba ku sugnaa magaaladda jowhar

Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa u raaiisil wasaare geeddi kusoo warejiyay goobo kala duwan ooka mid ah magaaladda Baydhabo ayna ka mid tahay xaruna lagu wado in u ka dhaco kulanka baarlamanka

Maxamed Cadde.
RSTV NEWSROOM