|
Dibad bax Looga Soo Horjeeday Xaaladaha ka jirta Gobolada Jubooyinka oo
Maanta Ka dhacay Xarunta Gobolka Jubadda Hoose ee Ksimaayo
Banaanbaxaan ayaa waxaa soo qaban qabiyay waxgaradka iyo ururada Bulshada
oo magaaladda kismaayo iyagoo aad uga xun waxyaabaha aan loo dulqaadan karin
ee xagga Nabad Xumida iyo caafimaadka
Banaanbaxaan ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah dadkii soo qaban
qaabiyay banaanbaxaan iyagoo sheegay in aad uga xun yihiin waxa ka dhaca
magaaladda kismaayo oo ay ku tilaameen in uu yahay mid wiicaysa nabadda
magaaladda ksimaayo iyo guud ahaan Gobolada jubooyinka
Dadkaan banaanbaxa yaasha ah ayaa waxaa ay ugu baqeen maamulka
isbahaysuga dooxada jubba iyo kan Col Cabdi Cigaal oo iyagu maalmihii la soo
dhaafay uu dagaal ku dhaxmaray magaaladdasi in nabadii ay sheegeen in ka run
sheegaan
Banaanbaxaan ayaa ah kii uguhoreeyay oo noociisa kale aah oo ka dhaca
magaaladda kismaayo tan iyo intii magaalaasi ay ka dhaceen dagaal;adii u
dhaxeeyay ciidamadii iyagu ka wada tirsanaa maamulka dooxadda jubba
Maxamed Cadde.
RSTV NEWSROOM
|