Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Qiimaha Postada Mareykanka lagu Dirsado Ayaa la kordhiyey

warkan oo kasoo baxey Maamulka Sare ee Boostada Mareykanka ayaa sheegaya in qiimo korshin lagu Sameeyey Guud ahaan adeegyada Boostadu Qabato. Kororka Qiimaha shaqooyinka Boostadda ayaa saameyn ku yeelan doonta adeegyada Gudaha iyo Dibaddaba.

Isbedelkaasi ma ahan mid aad u weyn hase yeeshee waxaa loogu talagaley inuu kabo ama u  ka difaaco hoos u dhac inuu ku yimmado Miisaaniyadda Boostada Mareykanka.

kororka Qiimaha waraaqaha iyo Adeegyada kale oo ka ballaabaneysa Axadda Jan 8,2006 waa sida ku Cad hoos:

It will cost Americans 2 cents more to mail a letter starting Sunday. First-class postage rises to 39 cents for the first ounce.

_Post card, and each additional ounce in first class, up 1 cent to 24 cents.

_Letter to Canada or Mexico, 1 ounce, up 3 cents to 63 cents.

_Letter to other foreign countries, 1 ounce, up 4 cents to 84 cents.

_Priority Mail, 1 pound, up 20 cents to $4.05.

_Express Mail, 8 ounces, up 75 cents to $14.40.

_Certified mail, up 10 cents to $2.40.

_Money orders up 5 cents to 95 cents.

_Delivery confirmation, up 5 cents to 60 cents.

_Weekly news magazine, 5.8 ounces, presorted, up 1 cent to 18.5 cents.

_Household magazine, 13.8 ounces, presorted, up 1.5 cents to 28.9 cents.

_Small nonprofit publication, presorted, up 1.4 cents to 28.3 cents.

 

 

RSTV NEWS ROOM