Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo ugu baaqay shacabka Somliya inay is cafiyaan Bisha Ramadaan ee Barakaysan Awgeed

Madaxwynaha dolada faderalka Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta han balyo ku aadan Bisha Ramadaan ee Barakaysan udiray shacabka Somaliyeed iyo guudahaan Dunida Muslimka waxaa uu madaxweynuhu ugu baaqaay in ay ka shaqeeyaan nabad galyada Dalka oo maanta uu marayo heerkii ugu xumaa sida uu sheegay Madaxweynuhu

Madaxweynaha Somaliya ayaa sidoo kale ka dalbaday inay is Cafiyaan shacabka Somaliya Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed iska markaana aan dib loo xusuusan wxyaabihii la soomaera umadana looga faa iideeyo waqtiga yar

Madaxweye C/laahi Yuusuf ayaa waxaa kaloo uu sheegay inay jiraan dad nabada aan jeclayn balse sheegay in laga fiir sado Madaxwenaha ayaan tilmaamin cida uuula jeedo

Waxaana ay ku soobeegantay xili ay kala qaybsantahay DF Somaliya oo ay kala degan yihiin magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho

Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula

jakuula@hotmail.com

Muqdisho Somaliya