Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Xuseen Caydiid oo shaaciyey xariga Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid inuu dhaawacaayo dibu hishii siinta laga wado dalka

Hadalkan ayaa ku jeediyey shir jaraaid uu ku qabtay xafiiskiisa wasiirka arimaha gudaha ahna raisul wasaare ku xiigee DFS Xuseen Maxamed Caydiid waxaana uu sheegay inuu dhaawacaayo dibu hushii siintii laga wadey dadka Soomaliya

Xuseen Caydiid ayaa sheegay in Somalidu ay ku heshiisay dalka Kenya isla markaana uu dagaalo sokeeye dhexmaray dadka Soomaliyeed lana doonayo in la isu soo dhaweeyo balse aan la dhagaysan Qaxootiga ku nool wadmada shisheeye oo aan waxba kala socon arimah Soomaaliya

Xuseen Caydiid ayaa sheegay hadii ay jiraan wax danbi ah waa in ay Qaramada Midoobay la soo xiriirtaa DFS kadibna ay go' aan ay ka gaarto DFS, taas ayaa noqonayso mida aynu wax ka qaban karno waxaan wanaagsan in aan dhibaato hor leh la abuurin

Daowlada Sweden ayaa uu ugu baaqay inay xoriyadiisa u soo celiso Cabdi Qaybdiid laguna soo celiyo wadankiisa

Muxyadiin Caki jimcaalle jakuula

jakuula@hotmail.com

Muqdisho Somaliya