|
Xubanaha labda gole ee Jowhar oo Digniin soo saari Doona Saacadha soo socda
Xubanaha labada gole DFsomalya ee ku sugan Jowhar ayaa digniin ka soo
saari doona shirka Lagu qabanaayo Degmada Balcad saacadah soocda kulankaa si
oo ka Dhacaya isla Magaalada Jowhar ayaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada
Warfaafina Salaad Cali Jeele oo Wareysi ay la yeelatey RSTV usheegey in aan
la Aqbali doonin waxa uu ugu yeeray daan Dansiga dagaal ee ay wadaan dad isu
sheegaaya iney yihiin Masuuliyiinta Isbaheysiga Dooxda Juba iyo Shabeelada
hoose
Waxaanu u aragnaa iney horseedayaan Dagaal ka dhaco markale Gudaha
Soomalya waxaana marag madoontaa ayuu yiri Salaad Cali Jeele waxa ay ku
hayaan Muqdisho iyo Baraawe oo macnaheedu yahay iney ciidan mideysan keenaan
balcad kuna soo duulaan friisinta ay degan tahay DF somaliya
Wasiir ku xigeenka war faafita DF Soomaliya Salaad Cali Jeele waxaa kaloo
sheegey Shirar Kani iney xad gudub ku yahey axdi qarameedki lagu soo
heshiiyey ayna noqoneyso mid Dhaawac ku eh jiritaanka DF Soomaliya talaaabo
la og yahay aaynu qaadi doonaa hadii ay Dhacdo arinkaasi ayaa uu ku soo
gababeeyey hadalkiisii
Muxyadiin Cali jimcaale jakuula
Muqdisho Somaliya
|