Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Xisbiga Golaha Qaranka Soomaliyeed ayaa Muqdisho kaga dhawaaqay in aan dagaal sokeeye Somali loo horseedin

 Xisbiga Golaha Qaranka somaliya oo marka lasoo gaabsho magaciisa loo yaqaan SNGP

ayaa maanta shir jraa id ku qabatay xarunta uu ku lee yahay magaalda muqdisho Hadaba Gudoomiyaha xisbiga Golaha Qaranka somaliyeed Cabdi Shukri Cali xirsi oo maanta Saxaafada la hadlaayey ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan cidkasta oo maanta ku baaqda nabad waxaana uu kdaray in la doonaayo dibu heshiisiin dhab ah in la helo tasoo horseedi karta in la helo nabad waarta

Gudoomiyaha xisbiga Golaha qaranka Somaliya ayaa waxaa kaloo ka hadlay xaalada maanta uu dadku marayo tasoo uu ku timaamay inay tahay halis loogana bad baadi karo in aan la buunbuunin qilaafka xubnaha labada gole ee muqdisho iyo jowhar

waxaana ay ku soo beegantay ayuu yiri xili ay hadalo kul kulul dhinaca saxaafada ay is weydaarsanayan taasoo uu sheegay inay dhlin karto dagalo sokeyeey cabdi shukri ayaa waxaa kaloo ku daray inay dhibatada soomaliya ay tahay cadaald la anta soo noqnoqotay

ugu danbayntii ayaa gudoomiyaha xisbigaasi uu shaaciyey iny dalka ku hogaminaayan si ay ku jirto cadaalad sinaan si loo gaaro ayuu yiri homarka la hiigsanaayo

mixydiin cali jimcalle jakuula

jakuul@hotmail.com

muqdisho somaliya