Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Magaalada Muqdisho oo dib looga magacaabay isbahaysiyadii haatan ka hor jiri jiray

Gudoomiyaha ururka SDM/SNA Axmed maxamednuur Caliyoow ayaa maanta laga dhawaqay magaaladda Muqdisho iyodoo xilkaasina uu hayn jiray alaha unaxariistee maxamed nuur Caliyoow oo ay saaxiibo gaar ah ahayeey marxuun jan. maxamed faarax caydiid

Hadaba munaasabadaasi lagu dooranaayey wiilkiisa Axmed Maimed Nuur Caliyoow waxa ka soo qaybgalay qaar kamida masuuliyiinta sdm oo haray gacan saar ulaahaa sna

Gudoomaiya cusub ayaa durbadiiba kuu booriyey in dib loo soo celiyo halganka ay horay u wadeen masuuliyiinta sdm ee magaalada muqdisho waxana uu ku daray inay soo nooleeyaan holahii lagu yaqanay

Talaabadini ayaa ku soo beegantaay xili ay kajirto soamliya dfs isla markaana aan lagaranaynin sababaha soo celiyey halganka cusub

Muxyadiin Cali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmail.com

Muqdisho somaliya