Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Wiil Mucjiso ah oo lagu arkay deegaano katirsan Gal guduud

Dad wenaha deeganka caabud waaq ee gobolka galguduud ayaa waxay la kul meen arin mucjiso ah kadib markii magaaladaasi la keenay wiil muqaalkiisa dadku la yaabeen oo laba bilood jir


Arintaani ayaa lagu tilmaamey abuurista Eebe uu kutusiyo aadanaha awoodiisa iyo abuuristiisa sidaa waxaa yiri Dr Xasan shire (Dr Kiniini) oo kamida dhaqaatiirta Degmada mar loogu keenay goobtiisa caafimaad

Waxaa uu ku dhashey wiilkaan tuulada Balli-cad oo 18km ka xigta dhinaca galbeed magaalada Caabudwaaq waxaa uu hada joogaa 2 bilood waxaana lagu magacaabaa Rabbiile Cali Muuse Cismaan.

Wararka laga helaayo degaankasi ayaa waxay sheegayaan uu ku dhashey wiilkaan tuulada Balli-cad oo 18km ka xigta dhinaca galbeed magaalada Caabudwaaq waxaa uu hada joogaa 2 bilood waxaana lagu magacaabaa Rabbiile Cali Muuse Cismaan.

Hadba wiilkaasi aabihiis ayaa lagu maga caabaa cail muuse cismaan iyo hooyadiis o lagu maga cabo xaawo tahliil si castaba aritani ayaa waxay sanadahan mucjisooyin u noqtay caruur badan oo ku dhalatay somaliya

muxyadiin cali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmail.com

muqdisho somaliya