Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Kulan ay yeesheen wafidi ka socda dowlada talyaaniga iyo xubnaha labada gole ee jowhar oo ka dhacay isla magaaladaasi

Wafdi kasocda dowlada talyaaniga iyo xubno uu horka caayo R/Geedi oo kulan albaada u xiran yihiin ku yeeshay xarunta madaxtooyada DFS ee garabka jowhar kulankaasi ayaan wax war ah ka soo bixin

Wafdiga talyaaniga iyo xubnaha xukumda garabka jowhar ayaa lagu wadaa inay isla soo qaadaan xirirka ka dhaxeeye waxaan dowdalada talyaaniga ay taageere qalab ciidan siisay garabka jowhar

Gadiidamad ciidamada oo Talyaaniga ku tageeray garaka jowhar ayna ka soodegeen dekada macmalka ee ceel macaan ee duleedka waqooyiga magaalda muqdisho hadaba xubnaha labada gole ee magalada muqdisho ayaa ku ee deeyey dowlada talyaaniga inay tageero ciidan siinayaan garab kamida dowlada

Aruntani ayaa ku soo beegantay xili golaha amaanka uu ku eedeye dowlada itoobiy yeman eletareeya inay hub soo gashaan gudaha itoobiya

muxyadiin cali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmil.com

muqdisho somaliya