|
Roobab 24 saacadood kada' ayey magaalada Muqdisho ayaa
waxyeelo u gaystay wadooyinkii ay gaadiidku mari jireen
Roob lagu diirsaday ayaa waxaa uu ka da ay magaalada Muqdisho oo
dhawaanahaan aan ka di in roob la mid ah, roobkii da'ay ayaa waxaa uu wax
yeelo u gaystay wadooyikii gaadiidka uu mari jiray

gawaarida bii elka ah (BL) ee dadka qaada ayaa lagu ar kayey iyagoo dhex
yaala wadooyinka oo biyo ay fariisteen qaar kamida gadiidka ayaa saakay aan
lagu arag wadooyinka sababo dhinaca wadooyinka oo ay mari waayeen

in kastoo lagu jiray xili aad u kulul ayaa hadana isu socodka dadka uu is
taagay roobkii da aayey awadiis mana jiraan hay ado wax ka qabta
wadooyinkaasi oo intooda badan ay bur bureen
muxyadiin Cali jimcaalle jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
|