Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

  Maamul Gobaleedka Puntuland oo soo saaray go aamo cad oo lagu joo jinaayo Tahriibka

Madaxweyna ku xigeenka maamulka Gobaleedka Xasan Daahir Maxamed ayaa sheegay inay isa soo diwaan galiyeen Dad Itoobiyaan ah oo gaaraya 600 ruux si loogu celiyo wadan kooda waxaan ay ka dan baysay amar ay bixiyeen maamul Gobolaaedka Puntuland inay isga baxaan dadka Ajanabiga dhulka uu ka taliyo maamulkaasi

Maamul Goboleedka Puntulan ayaa sheegay cidii lagu arko ayaa wada Tahriibayaal in laga qaadi doono talaabo waa faqsan sharciga dadka doonaya ayaa la sheegay hadii lagi arko in lagala wageegaayo Doonyaha Maxkamadna lasoo taagayo hadii la arkana la tooganaayo ay Maxkamadu Xukunto

Waxaa sidoo kale amar lagu bixiyey Darawalada qaado tahriibka in laga waregaayo iyana Maxkamad la soo taagaayo lana xukumi doono aritaani looga hotagaayo Tahriibka yaa ku soo beegantay xili ay ku sugan yihiin dhulka uu ka taliyo maamul Gobaleedka Puntuland ilaa iyo Afar kun oo dhalashadooda tahay Itoobiyaan xaaladooduna ay liidato

Muxyadiin Cali Jimcaale Jakuula

Muqdisho Somaliya

jakuula@hotmail.com