Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Maamulaka Somaliland ayaa Xaqiijyey inay gacanta ku dhigee dad ay ku sheegeen inay yihii Al Qaacida

Wasiirka arimaha gudaha ee Dowlada lamagac baxday Somalilland Ismaciil Aadan aya sheegay Inay gacata ku dhigeen 4 kamida raga ay ku sheegeen inay yihiin Al Qaacida 4 kalana ay Baxsatay kadib markii dagaal uu dhexmaray Magaalad Hargeysa

Ciidamada Maaulka Soomaliland oo Habeenkii xalay saacado badan ay la dagaalamaayeen Koxdaasi ay ku sheegeen inay ktirsanyiin ururka Al Qaacida ayaa waxaa kaga dhaawac may Sadex askari oo ka mida Cidamada Somaliland, halka kooxda lagu sheegay Al Qaacida uu ka dhaawacmay laba ruux

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa Xaqiijiyey inay soo qabteen Hal sanduuq oo ay ku jireen Miinada Antitaangiga iyo Raadiya yaasha layskula hadlo ama loo yaqaan Fooneeyaha Waxaana uu cadeyey inay ragani ay ku sheegeen Al Qaacidad ay ka yimaadeen Soomliya Garahaan Konfurta

Ujeedada ay u yimaadeen Somalilan ayaa uu ku sheegay Wasiirka arimaha gudaha Somalilad Inay tahay sidii ay u bar tilmaamaysan lahaayeen Dadka Ajanabiga iyo Masuuliyiinta Somalilan

Waxaana uu ku daray inay doonayeen inay ka faa iidaystaan xilga lagu jiro Doorashada Somalilad

Warakii ugu dabeeyana wax ay sheegayaan in gacanta lagu soo dhigay mid kamida Raga Baxsadey lagana soo qabtayTuulo la yiraahda Xamaaso oo u dhaxatsa Hargaysa iyo Barbara

Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula

jakuula@hotmail.com

Muqdisho Somaliya