Gudoomiyaha Baarlamka Shariif Xasan Aheekh aadan oo lagu wado
maalita berito ah gelinka danbe inuu ka dhoofo Caasimada Dalka Kiinya ee
Neyroobi isagoo ku sii jeeda Magaalada New York ee Cariga Mareykanka
Wareysi uu siiyey RSTV Gudoomihaha Baarlamka Shariif Xasan Sheekh Aadan
ayaa uu Sheegey inuu ka qeb gaalyo shirka baarlaanad caalmka oo lagu
qabanaayo wadanka Mykanka.waxaana safarkiisa ku wehlinaaya 8 Xubnood oo
kamida galaha Baarlamka Soomaaliya mar wax laga weydiiyey xubnaha
lasocda iney yihiin kuwii Taageersanaa ayaa uu sheegey ineysan aheheyn
balse labada dhinac uu ka soo xuley ayna Wax muran ahna aysan dheceynin.
waxaa kaloo uu sheegey iney muhimada ugun weyni ay Tahay in la helo dadaalo
la isugu keenaayo xubnaha labad gole oo imnka kala jooga muqisho Iyo
Jowhar waxaana haboon in lawada hodlo lagana wada tashada aayaha umada
soomaliyeed mar wax laga weydiiyey aqoonsiga caasimad kumeel gaarka
Jowhar ee wakiilkeeda uqeybsan Soomaaliya ffrancois fall oo kasheegey
xarunta ku meelgaarka DFG ay tahey magaalada Jowhar xili uu ku sugnaa
caasimada dalka Itoobiy ee Adisababa. waa wax kama jiraan ayuu yiri
gudoomiha baarlamka Somalia mana dhici karto iney qaramada midoobey
tilmaanto halka Fariisin unoqoneysa DFGS waxaana xaq uleh iney arintaasi
go' aan kagaaran gola baarlamka Somaliyeed.mar wax laga weydiiyey inuu
ku sii hakanaayo wadamo kale waa uu ka gaabsadey
MUXYADIIN CALIJIMCAALE JAKUULA