|
Sharif xasan Iyo prof Dhalxa oo ku kulmey Qahira
warar ka soo baxaya magaalada Qahira ayaa sheegaya in wada hadal uu
dhexmarey labadaas mas'uul ka dib markii ay si aaney kuwada socon ay ku
tageen magaalada Qahira iyagoo mid midka kale uu doonayey inuu uga hormaro
shirka Qaahira oo ah shir loogu tala galey in lagu dhiso Barlamaan ay
leedahay
Jaamacadda Carabtu, shirkaasi aya wali aan la guda galin sidii loo soo
magaacaabi lahaa xubnaha ay dal waliba uu ku yeelan lahaa waddan waliba
barlamaankaas, wararka aan ka helayno Qahira ayaa tibaaxaya inuu jiro isku
soo
dhawaansho dhexmarey labada wafti ee ay kala hogaaminayaan Sharif Xasan
iyo Prof.Dhalxa oo iyagu markii hore halkaas si is barbaryaac ah oo aan
qorsheysneyn.
Si kastaba ha ahaatee khilaafka u dhexeeya dowaladda federaalka
ayaa markii u horeysey ay dibbadda ku kulmeenn laba wafti oo hal shir ah u
socda iyagoo waliba iska war hayey.
RSTV NEWS ROOM
|