|
Kulankii degmada Balcad oo natiijo la aan lagu soo kala Dareeray
Masuuliyiin isugu jira xubnaha labada gole ee Muqdisho isbahaysigii
Barawe xildhibaan Xaabsade iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa kulakaasi ku
sugnaa waxaan abaarahii 4 afartii galabnimo usoo hulaabteen Magaalada
Muqdisho
Kulankani oo lafi laayry in lagu soo dhisi doono isbahaysi ayaan hdana
waxba lagu heshiinin Waxaana masuuliyiintii tagtay ay wada ahaa yeen kuwo
kala Aragti ah oo u midaysan sidii ay uga soo hor jeesan lahaayeen xubnaha
labad gole ee kusugan Magaalada Jowhar
Maxamed Qanyare wasiirka Abniga ayaa isaga sii cadaystay sida uu uga soo
horjeedo fikirka Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo R/Geedi oo uu ku sheegay inay
hareer mareen Dastuurkii lagu soo heshiiyey,wasiirka ganacsiga Muuse
Suudiayaan kahadlin mowqifkiisa siyaasadeed marka laga reebo eedaymo uu u
soo jeediyey sxaafada Muqdisho
gudoomiyha maamulka shabeelad hoose Sheekhh yuusuf Indhacade ayaa isagu
sheegay inuusan taageersanayn labada gole ee ku kala sugan Jowhar iyo
Muqdisho halka Sheeq Xasan Daahir Aweys uu isagu qabo dalkaani in lagu
xukumo Kitaabka aAlle isla markaana aan dhibaatada nahaysa laga baxaynin
inta Kitaabka latuuraayo waxaadna ogtihiin qiimaha uu uleeyahay kitaabka
dadka Muslimiinta uun Alle u soodajiyey in la isku xukumo si looga bad baado
cadaabka Alle
Dhamaan masuuliyiin taani ayaa ah kuwo xaga fikirka ku kala gadisan taasi
ay cadayn u
yahay in aan kulakaasi wax is bahaysi ah lagu dhisi karin
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
|