|
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Risuwasaare Geedi ayaa sheegay inay jiraan Culimo
Hubaysan oo Dalka dhibaato ku hayo
Kulan maanata ay yeesheen Culimad Alsuna Waljameeca iyo Madaxweynaha
Somaliya C/laahi yuusuf axmed iyoR/wasaare Geedi ayaa Madaxweynuhu sheegay
inuu yahay Alosuna Waljameeca horayna uu uga tirsanaa waxaana uu ku daray
Madaxwenuhu Culumada dariiqada ee alsuna waljameeca ayaa uu sheegay inay
yihiin kuwii horomuudka u ahaa fidinta diinta islaamka
Waxaana iminka soo baxayday ulimo hubaysan oo doonaysa inay dhibaato ka
abuuraan Dalka Somaliya islamarkaana sheeganaayo inay yihiin Culimo waxaan u
sheegaynaa ayuu yiri Madaxweyne C/laahi Yuusuf inay ka waan toobaan
waxyaabaha ay ka wadaan dalka
R/wasaare Gedi ayaa isna tibaaxay Climada Hubaysan islamarkaana sheegay
inuu aqoonsa yahay Culimadii diinka laga soogaaray ee Alsuna waljameeca waa
in ay ku daydaan ayuu yiri culimadii diinka laga soo gaary ee Alsuna
waljameeca dhibkana kadaayaan shacabka Somaliya inkastoo R/wasaare Geedi uu
ku daray inay Maxkamada qaarkood ay wax fiican qabteen
Culimada Alsuna Waljameeca ayaa iyana waxay sheegeen inay taageersan
yihii DF Somaliya sheegana inaysan mar naba isbaaro uku no qonaynin shacabka
Somaliya walgoodna ay ka shaqayn jireen sidii loogu dhaqmi lahaa shareecada
islaamka
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
|