Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Xaaladda nabadgalyada Suuq Bacaad oo noqtay mid ka soo raynaysa

  Howlo looga hortagaayey burcada sida ban wax ugu dhibaatysa suuqbaacd lagu qabqabtay ayaa noqotay mid iminka nabd glyda suuqaasi soo celiso waxaana talaabadaasi qaaday gacsatada suuqbacaad hadaba ciise cismaan oo kmida gancsatada ka adkatay bucada ayaa RSTV weydiiyey inta ay gacanta ku haynayaan nabad galyada suuqbacad

Waxaa ku nuux nuxsadey inaanay marnaba amaan daro u ogalaanaynin suuqaasi cidii isku daydana inay xasilooni daro kawado ay soo qabanayaan waa sida hadlak uu u dhigay

Ciise cismaaan ayaa waxa kaloo uu sheegay in ay abuurayaan ciidamada maxkada nabad galyada suuqbacaad dhinaca kale waxaa soconaaya dhaq dhaqaaqyo ay wadaan dadka deegaanka oo la doonayo in dhaqoolo loo aruuruiyo dadka foqorada ee dhibaataysan si looga farxiyo maailnta ciida

muxyadiin cali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmail.com

muqdisho somaliya