| Waa
kuma Musharaxa Gobolka Banaadir ee lagu wado inuu noqdo
Maxamed Xuseen gudbaaye oo
ka mida saraakiisha ciidanka Wasiirka ganacsiga muuse suudi yalaxow ayaa ah
ninka u sharaxan jagada maamulka gobolka bndir ee dhawaan ay doonayaan inay
dhaqan galiyaan wasiirada muqdisho hadaba maxamed xuseen gudbaaye oo ay
wareysatay RSTV ayaa u xaqiijiyey inuu yahay mushaeara koowaad ee maamulka
gobolka banaadir
gudbaaye oo nin da yar ayaa hadana ii sheegay inuu ku kalsoonyahay inuu
qabto xilkaasi waxaa kaloo uu sheegay in aan la aqoonsan doonin wax aan
sharci ku imaanin base sheegay in larabo kalsoonida shacabka
godbaaye ayaa ah nin dhiiran isla markaasna horomuud ka ahaa ku soo
dbalidii nabad galyada degmda balcad ee uu gacant ku hyo xaji muuse suudi
yalaxow iminkana diyar u eh inuu nabad ku soo dabaalo gobolka banaadir
Muxyadiin cali jimcaalle jakuula
jakuula@hotmail.com
muqdisho somaliya
|