Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

 
Kulan lagu wado inuu ka dhaco Balcad oo Sharuudo lagu xiray Muuse Suudi Yalaxow

Iyadoo dhawaanahaba laysku mari waayey sidii loogu qaban lahaa Degmada Balcad shir ay isugu imaanayeey masuuliyiinta J/hoose Sh/hoose Baay iyo Muqdisho oo la doonayey in urur laga dhawaaqo ayaa waxaa shuruudo ku xiray taageerayaasha Wasiirka Ganacsigamuuse suudi ee Beesha Mataan Cabdule

Masuul u hadlay Beesha Mataan Cabdule oo ka gaab saday in maga ciisa la shaaciyo ayaa Rstv u sheegay inuu aqbalay shuruudaha la soo hordhigay wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow waxaan uu shwwgay masuulkaasi in aan Balcad imaan karin Shaaweeye iyo Firnbi in aan wax shir ah lagu qaban karin ay noqoto Qado sharaf iyo kamhad celin oo Qura

Arintaasi ayaa uu sheegay inuu aqbalay Muuse waxaan baryahanba socotay sidii mar uun loo Tagi lahaa magaalada Balcad waxaana soo ifbaxday iney ku ad kaysteen beesha Mataan Cabdule inay ka dhabeeyaan in aan wax isbahaysi ah lagu dhisin degmada Balcad oo aan loo Aqoon sanin inay noqto meel laga bur buriyo DF Somaliya

Waxaan ay masuuliyiintaasi hoota ka Xariiween hadii laga badelo jawiga sida lagu heshiiyey ay masuul kanoqon doonaan kidii balanta kabaxda ayna ee deeda yeelan doonaan

Muxyadiin Cali Jimcaale Jakuula

jakuula@hotmail.com

Muqdisho Somaliya