|
Maanata oo Muqdisha laga xasuustay Maxamed Siyaad Bare 21Oktoobar
21 kow iyo labaatankii Oktoobar 1969 oo ahayd markii ay talada Dalka kula
wareegeen Af gambi aan Dhiig ku daadan Ciidamadii Xooga dalka Soomaliya ayaa
maanta dad badani ay milacsanayeey maacaanka dowladnimo aay leedahay waxaana
maanta laga dareemaayey warbaahinta magaalda muqdisho qirasay wax qabadkii
Aabihii Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka Somaliya alaha una xariistee Maxamed
Siyaad Bare 
Dadka reer Muqdisho oo maanta in tooda badan hadal haayey kala
qaybsanaanta xubnaha labada Gole ee DFS ee ku kala sugan muqdisho iyo jowhar
waxaan dadka Reer Muqdisha oo ay rayi uruurin ku sameeysey RSTV ay qir teen
Maxamed siyaad bare in aanay wax ka Dhaxlin Qoyskiisa lana arkin lacag u
taala Baananka aaduunka sida Hogaamiyaash Somalida qaarkood
Waaxaan laysla barbar dhigaayey wax Qabadkii iyo Qaladaadkii ka dhacay
Dowladii Guul wadow Siyyad waxaa sdurbadiiba soo if baxday Barashada af
Somaliga wax ka Qabashadii Abaarihii Daba dheer sumcadii Somalida 77
Dagaalkii Itoobiya oo si weyn loogu xusuusto Awoodii dhina Milatariga
Somaliya oo ay Caalamka la yaaabeen xilgaas oo Somaliya ay noqotay Xooga ka
jira Geeska Afrika
Hadba waxaa dhinac socday Xasuuqii Culimada Somaliya oo lagu dilay
sinaata Raga iyo Dumarka ee Suurato Nisaa waxyna keetay cadaawad hole iyadoo
xilgaasina ay isku dheceen laba Miig ay la haayeen Ciidalka Cirka Somaliya
waxaa kaloo dadku hadal haayeen Dagaalkii Waqooyi Galbeed Dagaalkii obolda
Dhexe in kastoo ay RSTV ay weydiisay Janaral Maxamed Nuur Galaal sida uu u
arko 21 Ok iyo dareenkiisa ayaa uu Jananku sheegay Maxamed Siyaad Bare inuu
Muwaadin ahaa balse tan iyo markii uu Shilka galay ay badalantay taladiisii
waana tan dhibaatad keentay

Marka laga eego maanta sidaan nahay iyo Dawladii Mialtariga waxay dadkau
ku cataabayeen inay naruuro u ahay Dawladii Guulwadow Siyaad bare haweenay
lagau magacaabo Xaliimo Xasan Xuseen oo aan waraysatay ayaa ii sheegay
Olaliihi Horomarinta Reer Miya markii la aadaayey uu goob joog ahaa
Fagaaraha Tarabuunka Madaxweynii Yeman Saalim Rubayo Cali waxyna ka
taariiqay say sida ay u kala duwan tahay shalay iyo maanta
Waxaan jeclaan lahaa in laqaato hadkii ugu danbeeyey ee Guul wadow Siyaad
Bare oo ahaa Cantuugo Jiilaal Canba Can Buu Bidaa garta Somalida Geed baa
lagaym jiray ee Geed isugu kaaya keena lamana yeelin ayey tiri haweeneydaas
waxa maanta nahaysta waa cuqubo qaldakii dowladasina waamid laga wada hadli
laha anigu gar masiinayo balse maxaa lga dhaxlay
muxyadiin cali jimcaalle jakuula
jakuula@hotmail.com
muqdisho somaliya
|