Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Waxaan u af duubanay Markabka in aan tusno Maamulka Sh/hoose in aan Nabadi ka jirin

Axado xiife oo ah ninka gacanta ku haya markabka lagu af duubtay Xeebaha Marka ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay in loo af duubtay markabkasi inay doonayaan inay qayb ka noqdaan Maamulka Shabeelada Hoose

Mar ay xiriir la samaysay RSTV af duubaha markabka Axado xiifo ayaa uu sheegay sababaha loo af duubtay markabka inay tahay mid lagu tur xaan bixinaayo maamulka shabeelda hoose oo uu sheegay inaysan wax nabad galyo aysan kajirin

Axado Xiifo oo ahaa mid kamida maleshiyadii yuusuf indhacada gudoomiha bolka shabeelda hoose ayaa waxaa maanta la xiriiray adeerkiis oo jooga degmada baraawe mar wax laga waydiiyey wax ay ka wad hadleen ayaa uu ka gaab saday

Mid kamida shaqaalihii kenyaatiga oo la sheegay inuu lug ka jabay uu ku tilmaamey wax kama jiraan

Waxaa kaloo la waydiiyey inuu doonayo wax madax furasha ah inuu ka qaato markabkasi waxaa uu sheegay inuusan doonaynin sidoo kale waxaa la way diiyey wasiirka arimaha gudaha inay wada hadleen waa uu ka gaabsaday

Waxaa uu ugu dan bayntii sheegay inu sii day doono todobaadka soo socdo waa sida hadaka uu u dgigaye

Muxyadiin Caaali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmay.com

Muqdisho Somaliya