|
Magaalada Muqdisho oo siyaabo kala kadisan looga Xusay Malinta Nabada
Aduunka 21Seteenbar
Munaasabado lagu xusaayo maalinta Nabada Aduunka ayaa ka kala dhacay
Hoteelka Nabada Hoteel Bincali Xarunta Inxa iyo Kogwo iy Xarunta Sswc ee
Magaalada Muqdisho xafladii ka dhacday Hoteelka Nabada ayaa waxaa ka soo
qayb galay Wasiirka Arimah Gudaha ahana R/ Isul wasaare ku xigeenka TFG
Somaaliya Xuseen Maxamed Caydiid iyo Godoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa
Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Gaabow Cade
Waxaana Xuseen Caydiid uu sheegay in qayb laga qaato nabad ku soo
dabaalid Soomaliya uu sheegay iney tahay muhimada ugu weyn lana taageero
Hindisaha Nabada ee R/isul wasaare Geedi uu ku imaanaayo Magaalada Muqdisho
Gudoomiyaha hayada Inxa C/naasir Xxmed Cismaan oo isna kahadlay
xaruntiisa inxa ayaa shacka Somaliya ugu baaqay inlgala shaqeeyo nabada isla
markaana loo guntado sidii nabad loogu soo dabaali lahaa Somaliya
Gudoomiyaha golaha horumarinta Nabada Somaliya Maxmed Cabdi Taako oo isna
kahadlay Hotel Bin Cali ee Magaalada Muqdisho Ayaa sheegey astaanta urur
kiisa ay tahay nabad isu haanyoonaysa waxaana uu ku booriyey Dadka
Soomaliyeed iney isu Haanyoodaan isna cafiyaan waxaa kaloo sheegey iney ka
xunyiin dhibaatada dadka ku la anaayo badaha caalamka Nabad laaan Waxa uu ku
daray in labad baadiyo dadkaas nabad laanta u la anaaya
Ururka Haweenka ee marka la soo gaabsho loo yaqaano Sswc ay iyana
xaruntooda ku qabteen xuska maalinta Nabada Aduunka Waxaana kasoo qayb galay
Wasiirka hidaha iyo dhaqanka Cbdi Xaashi iyo siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib
waxaana kulan kaasi ka hadlay Hindo Axmed Faarax oo sheegetay inaan maanta
Somaaliya lagu fiirsansida ay tahay isla markana loo daneeyo Shacabka
dhibaatooday waxaana ay ku dartay in ururkooda uu wax weyn kaqabtay nabad
Somaliya ayna naftooda u hureen degaano badan iney nabadeeyaan
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
|