Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   
Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Baarlamka Soomaliya ya sheegay inu soo dhaweynaayo hadalkii Madaxweyne C/ Yuusuf Axmed

 Hadalkan ayuu kajeediyey gudoomiya ku xigeenka labaaad ee golaha baarlamka Soomaliyeed Cismaan Cilmi Boqore JamcatulI Islaamiya oo markii ugu horaysey ay ka qalin jabiyeen 107 Arday oo isugu jirta Gabdho iyo Wiilal lana gudoon siinaayey Shahaado Jaamacadeed mr.Boqore ayaa ugu horayntiiba sheegay inuu ku faraxsan yahay nabad raadita uu sheegay Madaxweynaha Somaliya iney tahay mid in moda ahba la sugayey

Mr. Boqore ayaa sidoo kale tibaaxay iney maanta Somaliya doonayso cidii Nabad geed dheer iyo mid gaabanba u fuusha waana Talaabo horleh oo loo qaaday xaga nabada waan soo dhaweynayaa ayuu yiri mr. Boqore oo siweyn uga soo horjeedi jiray Madaxweynaha Somaliya C/ Yuusuf Axmed

Gudoomiya ku xigeenka labaad ee baarlamka Soomalya oo u waramey RSTV u xaqiijiyey inuu Qiilf Siyaasadeed kala dhexeeyey Madaxweynaha Somaliya balse iminka sheegay inuu doonaayo in la raadiyo Nabada Somaliya taasina cidwaliba gar ayaan ku Siinaynaa waxaana lama taab taana ayuu yiri jiri taanka shacbaka Somaliya oo ku dhawaad 15sano ay la soo gudboonaadeen Dagaalo sokeeye burbur barakac

 Mr Boqore ayaa kamahad celiyey ku soo dhaweyntii jamacatul islaamiya isla markaana ku booriyey Ardaydii ka qalin jabisay Jaamacad iney sii wadan aqoontooda dadkana uga faa iideeyaan jacadani ayaa waxay xirir la leedahay jamacada Al Nileyn ee dalka Suudaan

 

 Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
Muqdisho Somaliya

jakuula@hotmail.com