Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   
kulan diimeed mudo sagaal casho ka socdey masjid kuyaala xaafada towiiq ayaa laga dhawaaqey in laguxukumo sahareecada islaamka soomaaliy culmada ay utaagan yihiin ku hogaamiinta dalka
 
culimaa' udiin badan oo maal mahan ka wadey idaacadaha muqdish wacyi galinta shacaka ku dhaqan somaliya sidii ay ugu boorin lahaayeen sidii diinta islaamka wax walba looga hormarilaha iasla markaana qadar 3 saac looga siideyneyey idaacada iyadoo laga aqrinaayo masjid ku yaala xaafada towfiiq ayaa dadkna siweyn u dheysanayeen sida culimad uga hadlaayeen dhiibatada dalka iyo hadii lagu dhaqmo sheecad islaamka sida looga baxayo dhibaatada loona helaayo cadaala
 
culimaa udiinka wexey soo saareen qaraaro ay ku qoran yihiin 8 qodab ay kaga digaayeen in dhibaato danbe aan loo horeedin somaliy waxaana ugu horeeyo waxa loo yaqaano xuriyatul qowka laga isticmaalo soomaaliya ee ay adeegsadaan reer galbeedka ineytahey mabnuuc in laga hortago cadwkatoo soomaliya soo hujuuma DFGS iney kashaqeyso muqdisho in aan lageysan dacaayadaha reer galbeedka ay magacyaha xun ugu bixiyaan culimada in aan loo ogaan iney nabaraan waxey rabaan
 
culimaa u diinka ayaa sheegey kulan diimeedkaan aanu aheyn marki ugu horeysey lagu qabto gudaha iyo dibadiisa waxaan horey loogu qabtey ayey yiraahdeen minasoto garoowe mardhowna waxaa lag bilaabayagaalkacyo iyo meela kale
culimaa u diinks ku saxiixnaa qodabad ay soo qoreen ayaa waxaa kamid ahaa 12 culimo oo kamida sh/maxamed maxmuud nuur sh/maxamed yuusuf sh/ c/raxmaan cusmaan iyo culima kale
 
Cuxyadiin Cali Jimcaalle jakuula