|
Dowlada Keenya oo jawaab kulul ka bixisay Hadaladii ka soo yeeray Xubnaha
DKGS ee Muqdisho ku sugan
Dawladda Kenya ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay go'aanda ka soo yeeray
xubnaha Muqdisho ku sugan waxaana ay raacisay inay tahay mid sii fogaynaysa
xaaladda Soomaliya
Xildhibaan Axmed Diiriye ayaa ka jawaab celiyay qoraalkii ay soo saartay
wasaaradda arimaha dibadda ee Kenya ee dalbanayay in xubnaha dowladda ee
doonaya dalku-galka Kenya ay tahay in qoraal cadeyn ah ka helaan Xafiiska
Ra'iuslwasaare Geedi.
Qaar ka mid ah Wasiirada iyo Xildhibaannada ku sugan Magaalada Muqdisho
ayaa ka xumaaday go’aanka Dowladda Kenya,waxayna ku tilmaameen mid sii
badinayo khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya, laakiin kuwa ku sugan waa
Xildhibaanada iyo Wasiirada Jowhar ayaa go’aanka Kenya soo dhaweeyay waxay
na ku tilmaa mee inuu yahay mid soo cel;inaaya kaladan bayntii DKGS
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
|