WAR DEG DEG AH:
Madaxweynaha Somaliya Ayaa nsoo Gaarey Xarunta Qaramada Midoobey ee New
York
sida uu ay noogu soo waramayo wariyaha RSTV oo jooga magaalada New York
ee xarunta qaramada midoobay
Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Ahmed ayaa maanta ka soo dagay garoonka
diyaaradaha ee Magaalada New York
Madaxweynaha ayaa halkaa waxaa ku soo dhaweeyay dadweyne aad u
farabadan oo kakala yimid gobolada mareykana,
wariye Cabdifatax halkaas nooga soo tabinaya wararka ayaa noo
xaqiijiyey Imaashaha madax Somalia wuxuuna ka qeyb gali doonaa
madaxweynuhu kulanka ummadaha midoobey oo halkaas maanta oo ka furmay
iyadoo isla kulankaas loogu dabbaal degayo sanadguuradii 60 ee aasaaskii
Qaramada Midoobey waxaana halkaas ka soo xaadirey madax tiradoodu gaarayso
170 hogaamiye wixii faahin ah lasoco RSTV
Webmaster