|
Muqdisho oo laga furay saminaar looga hotagaayo gudniinka fircooniga
Xaawo Xawaale abtidoon Xaawo Yarey oo ah gudoomiyha ururka horumarinta
haweenka ee Dige ayaa soo bndhigtay 50 gabdhood oo laga hor istaagay
Gudniinka Fircooniga ayaa waxay sheegatay intahay talaabo horumar leh laguna
badbaadiyey gabdho somaliyeed oo la naafayn lahaa

Xaawo yaraey ayaa xustay in ururkeeda uu u tafa xaytay sidii wax looga
qaban lahaa gabdhaha somaliyeed ee lagu naafeeyo gudniinka fircooniga waa
sida ay hadalka u dhigtaye
Xaawo yarey ayaa sidoo kale sheegatayurur keeda dige inuu ka howl galo 16
tobanka degmo ee gobolka banaadir isla markaana ay degmo waliba ay xafiis ku
lee yihii wacyigalin ay kawdaan dadka lagu baraayo dhibaatada uu leeyahay
gudniinka fircooniga
Xaawo cawaaale abtidoon oo loo yaqaan Xaawo Yarey ayaa ah haweenay jirta
94 isla markaana ahay haweenaydii ugu horaysay ee noqota xubin kamida
baarlaamka somaliya xilgii uu madaxweynaha ka ahaa alaha u naxriistee
Cabdirashiid Cali Sharmaarke sanadka markuu ahaa 1969
muxyadiin cali jicaalle jakuula
jakuula @hotmail.com
muqdisho somaliy
|