| Ergo ka
socota indhacae oo gaar tay magaalda Jowhar, 3da ah oo lagu kala
magacaabo Ibraahim Xaaji, Cali Bariire, Col. Xasan Caliyow Ibrow ayaa maanta
diyaarad ka raacay garoonka No.50 ee gobolka Sh/hoose, halkaasi oo ay uga
baqoleen magaalada Jowhar.
Ergada ka socota Sheekh Yuusuf Indho cadde ayaa la sheegay in wada hadal
ay la yeelanayaan Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere oo ku sugan maaalada
Jowhar, iyadoo hore wada hadalo khadka taleefoonka ah uu dhex maray Max'ed
Dheere iyo Indhocadde.
3 Daasi nin oo ka wakiilka ah Sheekh Yuusuf Indhocadde ayaa la sheegay in
ay ka wakiil Yihiin islamarkaana fariimo ay ka wadaan Sheekh Yuusuf
Indhocadde, iyagoo doonaya in ay hagaajiyaan xiriirka u dhaxeeya labada
dhinac oo in mudo ah xumaa.
Warar hoose oo laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya In Max'ed
Dheere uu ka dhaadhicinayo Ra'isulwasaare Geedi in uu u magacaabo Sheekh
Yuusuf Indho cadde Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose
Muxyadiin cali jimcaalle jakuula
jakuula@hotmail.com
muqdisho somaliya |