Xubnaha labada gole ee ku sugan Magalda Jowhar ayaa soo dhaweeyey go
aankii Midowga Afrika ay ku dalbanaysay in laga qaado xayiraada Hubka
SomaliyaKulan ay ku yeesheen maanata ayaa ay ku sheegeen xubnaha
labada gole DF Somaliya inay soo dhawaynayaan go aankii midowga afrika ay
qaramada midoobay kaga dalbanaysay inay ka qaado cuna qabataynta hubka
somaliya
Waxay ka loo ku dareen talaabada ay qadeen Midowga aArika ay tahay mida
kaliya ee dib loodgu soo celin karo hanaan kii nabada ee somaliya si loo
helo Ciidamo Abniga ka qayb qaata hub kadhigisna ku sameeya Maleeshiyaadka
Hubaysan
Xubnaha labada gole ee kusan Magaalada Jowhar ayaa sidoo kale sheegay
sii furr naashaha Xafiiska Midowga Afrika inuu yahay mid wax badan ka tari
doona DF Somaliya isla markaana ay gacan ku siin doonaan qaabka ay
shaqooyin kooda ayna latashan doonaan hadba wixii laga yeelaayo arimaha
Somaliya
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya