|
Xiisado colaadeed oo ka jira Degaanka Buurhakaba
magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa la sheegayaan in wali
magaaladaasi ay ka taaganyihiin xiisado u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed,
Wadooyinka degmada Buurhakaba ayaa maanta lagu arkayay dad raxan raxan u
socda oo isaga baxaya magaaladaasi, iyagoo ku sii jeeda dhinacyada gobolka
Baay iyo Muqdisho, waxaana dadka qaxayaan dil aar goosi ah
Isu socodkii gaadiidka iyo goobihii ganacsiga ee Buurhakaba ayaa istaagay
ka dib markii magaaladaasi ay soo buuxiyeen labo maleeshiyo beeleed lagana
cabsi qabo in ay halkaasi ku dagaalaan i
Saameynta uu ku yeeshay Gaadiidkii badeecooyinka geyn jirey kana imaan
jitey magaalada Baydhabo, kuwaasi oo cabsi ay soo wajahday.
Buurhakaba ayaa waxaa kasocda dadaalo ay wadaan waxgaradka iyo odayaal ku
sugan degmada Buurhakaba oo lagu doonayo in ay lagu joojiyo xiisadaasi
muyxyadiin cali jimcaalle jakuula
jakuula@hotmail.com
muqdisho somaliya
|