Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Danjire fall oo Booqday magaalada hargaysa

Danjiraha Q.M u qaabilsan arimaha Somaliya Francois Fall ayaa maanta markii ugu horeysay gaaray magaalada Haregysa tan iyo markii loo magacaabay arimaha Somaliya
Danjiraha Q.M u qaabilsan arimaha Somalia.

Farancois Fall ayaa kula kulmi doona magaalada Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Daahri Riyale Kaahin iyo gudoomiyeyaal Somaliland ah inta uu joogo magaalada Hargeysa.

Fall ayaa waxaa hargeysa ku soo dhaweeyay madax ka tirsan Somaliland, iyadoo safarkan uu yahay midkii ugu horeeyay ee Fall uu ku tago Somaliland ooi iyadu dhowaan soo afjartay doorashooyinkii ugu horeeyay ee xagga Baarlamanka.

Horey ayaa magaalada Hargeysa waxaa u joogay isku duwaha gargaarka bani’aadanimada Q.M ee Somaliya Maxwell Geylard

muxyadiin cali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmail.com

muqdisho somaliya