Dagaal ayaa lagu soo waramaya inuu ka socda Raso oo kutirsan Iimey bari
ee Ismaamulka Somalida ItoobiyaDagaalkan oo bilowday saakay
aroortii ayaa waxaa deeganka Raso isga hor imaaday laba Maleeshiyo Beeleed
oo isla deeganadaasi ah dagaakani ayaa la sheegaya inuu gayestay
qasaarooyin naf iyo maalba leh wararka aanu ka helayno deeganadaasi ayaa
sheegay inaay jirin cid isku hawshay inay wax ka qabato Colaada ka soo
cuboonaatay degaankaasi
Sidoo kale wararka ayaa intaasi raacinaaya inay Maleeshiyo beeled kaasi
ay is ku hayaan dhul Daaqsin ah oo dhawaa lahanba uu ka jiray muran xoogan
kaa soo iminka dhaliyey dagaalka soo Cusboonaaday
Ma ahan markii ugu horaysay ee halkaasi uudagaal ku dhexmaro labada
Maleeshiyo Beeleed mudo laga joogo laba bilood ayaa waxaa ka dhacay Dagaal
ay ku dhinteen ku dhawaad 400 Afar boqol oo ruux si kastaba ha ahaatee
dadka isku haya Daaqsinta ayaa lasheegay inay Dagaladooda sababaan
Dhimasho iyo Dhaawac Barkac
Muxyadiin Cali JimcaalleJjakuula
jakuula@mail.com
Muqdisho Somaliya