Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

  Dagaal soc day 30 sodan sacadood kabadan oo ay ku dhinteen dad badan ayaa maanta shantii saac is kiis u joogsadey kaa soo u dhaxeeyey laba beelood oo somalida degta dhulka is maamulka itoobiya

Dagaalkan oo la sheegay in ay ku ku dhinteen labada dhinac dad gaaraya boqol ruux ku dhawaad ayaa waxaana la sheegay inu bilaabmay maalintii shalay sida wararka ay ka helayno deegaanadaasi waxaana la sheegay inay labada beelood ay ku dagaalamayaan dhul daaqsin ah oo in mudaa uu muran weyni kajiray .

Colaadahan beelaha Soomaalida ee wada dega dhulka is maamulka somalida Itoobya ayaa noqday mid soo noq noqdo isla markaana sababay qasaarooyin isugu jira naf iyo maalba in kastoo aan la ogey wax ay ka yeelayso dowlada itoobiya oo haatan ka horba ciidamo soo kala dhex dhigtay

Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula

jakuula@hotmail.com

Muqdisho Somaliya