|
Dagaal ay dad ku Dhintee kuwa kalana ku dhaawacmeen ayaa
Maanta ka bilaabmay degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho
Dagaalkani ayaa waxaa ku Geeriyooday Todobo Ruux halka ay
ku dhaawac meen Lix kale dadka dhintay iyo kuwa Dhaawac may ayaa waxaa la
sheegay inay u badnaayeen dad Rayid ah
Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhaxeeya maleeshiyada maamulka
C/qaadir Beebe iyo maxkamada Wardhiiglay waxaana la isku adeeg saday Hubka
culus iyo kuwa Fududba iyo Quryaha sida daran dooriga u dhaca waxaana lagu
macneeyey dagaalkan inuu salka ku haaya Dhismaha degmada Boondheere cidii
gacan ku hayn ahayd
Dadkii daganaa degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigakay
ayaa ka qaxay xabadah aan cidana loogu aaba yeelaynin wadada janaral da uud
ee tagta dal jirka dahsoon iyo baar Ayaan ayaa ka caagay dadkii marilahaa
rasaasta habowga aawadeed
Gudoomiyaha midowga ganacsatada gobolka Banaadir Mavamuud
Cabdikariin Cali Gabayre oo waan waan xabad joojin ah kawaday ayey labada
dhinacba ka dhaga adey geen in kastoo dagaalku uu is kiis u istaagay hadan
ma muuqato ifafaalo nabadeed iyodoon meel la isla dhigin gacan ku haynta
degmada Boondheere
Muvyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
|