Dadkii ka bad baadey dootii ku ku qaraqantey xeebaha dalka jabuuti
magac ya doodii iyo meeshey ku dhasheenMagacyadan oo ka kooban 31
kii qofood ee Soomaalida ahaa kana mid ahaa 39 kii qofood ee laga
badbaadiyay doon ku qaraqantay xeebaha dalka Jabuuti ayaa waxaa la
shaaciyay magacyadooda iyo degmooyinka ay ka soo jeedaan, iyadoo 8 kalena
ay u dhasheen dalka Ethiopia.
Sida RSTV ay ka soo xigatay safaaradda Soomaaliyeed ee ku taala dalka
Jabuuti ayaa waxa ay sheegeen 31 ruux oo ahaa dadkii ka badbaaday dooni
ku qaraqantay xeebaha dalka Jabuuti, iyadoo 8 kalena ay yihiin itoobiyaam
1. Mubaarak Maxamed Cali oo ku dhashay magaalada Berbera
sanadkii 1979.
2. Sayid Nuur Badal oo ku dhashay Laas Qorey 1980 kii
3. Rooble Cali Xirsi oo ku dhashay Burco 1980 kii
4. Maxamed Maxamuud Cumar oo ku dhashay Kismaayo 1976 dii
5. Cali Cabdi Aadan oo ku dhashay Muqdisho 1985 dii
6. Maxamuud Abshir Xuseen oo ku dhashay magaalada Balacad 1977 dii
7. Muqtaar Haajir Cabdi oo ku dhashay magaalada Baardheere 1970 kii
8. Gabar magaceeda lagu sheegay Raaxo oo ku dhalatay xaafadda Kaaraan 1984
tii, iyadoo waliba halkaasi ku dhashay wiil yar oo aan magac loo bixin.
9. xaawo Cabdulaahi Ibraahim oo ku dhalatay degmada Jilib 1980kii.
10. Xaliima Jaamac Ibraahim oo ku dhalatay Hargeysa 1984 tii
11. Qamar Cabdi Haaruun oo ku dhalatay Muqdisho 1984 tii
12. Shukri Shiraar Macow oo ku dhalatay Muqdisho 1984 tii iyo
13. wllkeeda Maxamed C/fataax Abuukar oo ku dhashay magaalada Muqdisho
2001 dii
14. Ibraahim Xasan Xuseen oo ku dhashay Muqdisho 1988 dii
15. Axmed Xuseen Kulan oo ku dhashay Muqdisho 1988 dii
16. C/laahi Cabdi Hureer oo ku dhashay Buuloburde 1983 dii
17. C/fataax Yuusuf Maxamuud oo ku dhashay Muqdisho 1986 dii
18. Ismaciil Xasan Xuseen oo ku dhashay Muqdisho 1989 kii
19. Maxamed Xasan Tima Cadde oo ku dhashay Muqdisho 1986 dii
20. C/salaan Khaliif Abuukar oo ku dhashay buuloburde 1987 dii
21. Muxumad Maxamed Maxamuud oo ku dhashay Muqdisho 1987 dii
22. C/salaan Yuusuf Xuseen oo ku dhashay Muqdisho 1983 dii
23. Maxamed Xuseen Aadan oo ku dhashay Muqdisho 1984 tii
24. Aadan cabdi Cumar oo ku dhashay Buuhoodle 1983 dii
25. Cali Cabdi Shuqul oo ku dhashay Muqdisho 1986 dii
26. Saciid Maxamed Cali oo ku dhashay Laascaanood 1977 dii
27. Axmed Faarax Ducaale oo ku dhashay Bosaaso 1955 tii
28. Axmed Maxamed oo ku dhashay hargeysa 1975 tii
magactadani waa dadkii udhashey wadanka itoobiua
1. Cabdi C/laahi Maxamed
2. Cismaan Jamaal Guugo
3. Axmed Xasan Maxamed
4. Maxamed Cali Buri
5. C/raxmaan Aman
6. Xasan Kabiir Shuffa
7. Ifi Ayub helow
8. Yuusuf Xuseen Axmed
9. Maxamed Aadan Waayo
Wax dadkan la soo bad baadiey kamid ahaa wiil maga ciisa lagu sheegay
C/fataax oo ku dhashay degmada Jowhar 1985 tii in uu ka mid ahaa dadkii la
soo badbaadiyay balse geeriyooday.
Muxyadiin Cali Jimcaale jakuula
Muqdisho Somaliya