Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Muqdisho oo ay ku soo bateen dadka aan wax galabsan ee laysaga dhufaanaayo Rasaasta,

24kii saac ee la soo dhaafay ayaa isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaa la geeyay illaa 16ruux oo qaba dhaawacyada rasaasta, kuwaasi lagu dhaawacay gudaha magaalada Muqdisho.

Sida uu RSTV u sheegay Dr sheekhdon Salad Cilmi, Agaasimaha isbitaalka, dadkan dhaawaca ah ayaa intooda badan dhaawacooda uu yimi! d kadib markii lala beegsaday falal bucadnimo ah oo aan loo aabe yeelin.

Dilka iyo dhaca ayaa maalmahan ku soo badaya magaalada muqdisho, ilaa haatanna lama garanayo sababaha rasmiga ah ee ka danbeeya dilalka marka laga reebo waxyeelada dhaca ay burcaddu geysato

talaabadani ayaa ah mid ku tu sinayasa sida dhibaatada ay burcada ugu gaysato dadka aan waxba galabsan,

Muxyadiin Cali jimcaalle jakuula

lakuula@hotmail.com

Muqdisho Somaliya