Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   

Gudoomiya ku xigeenka labaad Baarlamka DFS Cismaan Cilmi Boqre ayaa gaaray magaalada jowhar ee xaarunta gobolka shbeelada dhexe,isagoo ka boqoolay dhinaca magaalada muqdisho

Ciman Cilmi boqre oo maal mahaan xanuun dhinaca caafimadka u jiifay cusbitaalka Shifo ayaa la sheegay in safar xaga dhulaa uu ku gaaray magaalda Jowhar Cisman cilmi bore ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada ee Jowhar

Mr Boqore oo ahaa nin si aad iyo aad uga soo horjeeday siyaasadda Madaxwene Cabdulahi Yuusuf iyo R/Geedi ayaa mar aanu la xiriirnay hoteelka Saxafi uu daganaa oo aanu waraysanay xildhibaan Saleebaan Colaad ayaa uu sheegay in aanay la socon safarkiisa

Waxaana uu xil dhibaan saleebaan colaad ku daray in uu xanuun u jiifay cisbitaalka shifo mana jiraan ayuu yiri qorshe la isku ogaa oo uu ku tagay magaalada jowhar

Gudoomiya ku xigeenka labaad baarlamka DFS Cicmaan Cilmi Boqe ayaa safar dhulka ku tagay magaada jowhar waxaan si weyn looga soo dhaweyey magaaladaasi ilaa hada macadam sababta dhabtaa uu ku tagay magalada jowhar

Wara dheere oo laga helaayo ayaa sheegaya in uu mudooyinkaan danbaba ay xirrir hoose la haayeen xubnaha labada gole ee ku sugan jowhar

muxyadiin cali jimcaalle jakuula

jakuula@hotmail.com

MUQDUSHO SOMALIYA