| Bangiga
Aduuna ayaa qorsheey naayo inuu Mashaariic Cusub kafulinaayo Dalka Somaliya
Bangiga Aduunka ayaa sheegay Mashaariic Cusub uu ka qabnaayo Somaaliya
waxaana uuka kaashan doona UNDP Bangiga Aduunka ayaa tilmaamey ineysan
Dowlad soo celisa amaankii Dalka aysan jirin balse sheegay inay ka taliyaan
Maleeshiyaad Beeleed oo aad u Hubaysan oo u jan jeera dhinaca Qabiilka
Waxyaalaha uu ka qabanaayo Bangiga Aduunka Somaliya ayaa waxaa kamida xog
ururin lagu darsaayo Dhaqaalaha Somaliya iyo dhoofinta Xoolaha nool iyo ka
hortaga Cudurka HIV,AIDS ka oo iminka laga wado dadaalo looga hortagaayo
Dhaqaalaha ku baxaayo Mashaariicda laga qabanaayo Somaliya ee uu bixinaayo
Bangiga Aduunka ayaa lagu sheegay aduun gaaraya Sedex Milyan iyo Bar Doolar
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
Muqdisho Somalia
jakuula@hotmail.com
|