| Isbahaysiga
Dooxda Juba iyo m/ Sh.hoose oo looga Digey ineysan Tagin Balcad
Xafiiska isku isku xirka Dowlada iyo Shacbka oo fadhigiisu yahey
Magaalada Muqisho ayaa Shaaciyey hadii isbaheysiga doovada juba iyo maamulka
shabeelada hoose ay yagaan degmada balcad ay masuul ka noqon doonaan wixii
ka dhaca
Gudoomiyaha xafiiska is ku xirka dowlada iyo dadk Caaqil Mxamuud Cali
jimcaalle koogaar oo lahadlaayey saxaafada ayaa sheegey shirkii baar dheere
inuu ahaa mid lagu wax yeelaynaayo DF ee Somaliya Waxaana uu caaqilku
sheegey inuusan ahayn mid lagu dhisayo qaran soomaliyeed balse uu tahay mid
la doonaayo in markale dagaalo sokeeye looga abuuro dalka oo maanat ubaahan
samata bixi
is bahaysiga diixad juba iyo maamulka shabelada hoose ay doonayaan in
tagaan degmada balcad waxeyna noqoneysaa in dhibaafo ka dhici doonto hadii
ay tagaan waxaana uga digeynaa inesan ku dhaqaaqin arintaasi ayuu ku soo
gaba gabeeyey hadal kiisii
muxyadiin cali jimcaale jakuula
muqdusho somaaliya
|