Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

   
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo si cad u sheegey hadii ay shacabka doortaan inuu noqonaayo Hogaamiyahii bilaabey ku Dhaqanka Shareecada Islaamka Soomaaliya
 
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo magaalada Muqdisho ugu waramayey RSTV ayaa sheegey Culimada Soomaaliya ay wadeen tan iyo wixii ka horeeyey sanadii 1960kii ay waden Sidii Soomaaliya loogu xukumi lahaa shareecada islaamka, waxaa la sheegay inuu yahey Fikirkaasisi inuu yahey mid igu kooban balse ma ahan ee waxaa qabo culimada soomaaliya oo dhan in lagu xukumo soomaaliya shareecada islaamka ayuu yiri Sheeq Xasan Daahir Aweys 
 
Waxaana sabab ayuu yiri Sheequ waxaa guul dareysay Shuuciyada Dimuqraadiyada iyo Qabiilka oo ay shacabku ka dhaxleen cadaalad daro eex qabiil oo halakeeyey dhamaan Dalkeena Soomaaliya, in loo jan jeersado kitaabka ayey noqotey oo larabo inta harteyna lgu bad baadiyo.
 
Sheeq Xasan Daahir Aweys oo aan wax ka weydiiney Sirdoonka reer Galbeedka ay doon Doonanayaan dad Ajanabi ah oo katisan Argagixida oo ku dhuumaaleysanaayo Soomaaliya Ayaa ku gacan seyray arin taasi waxaana reer Galbeedku daanayaan ayuu yiri in aaney Dowlad islaama kadhalan Soomaaliy si ay u Fushadaan dahooda
 
 
Mar wax laga weydiiyey inu kamid yahey urur diimeed ayuu sheegey inuusan kamid aheyn Balse sheegey in islaamku uu yahey hal uru.
 
Mar aanu wax ka weydiiney sida soomaaliya ay u wada joo gayaan TFG ku kala sugan  Muqdisha iyo jowhar oo aysan isku fikr aheyn ayaa uu sheegey hadii laga adkaado culimad Ayna raaceyn camalkooda ayna iska joogi doonaan sida dowladii milatariga oo dil igu  xukuntey ayuu yiri Sheeq Xasan, balse hadii aanu guuleysano waxaan dadka kula dhaqmi doonaa cadaala
 
Muxyadiin Cali Jimcaalle Jakuula
Muqdisho,Somalia