Jaamac Aadan Dheere oo dib u heley xoriyadiisii
gancasade jaamaac aadan dheere oo mudo 10 cashaa ku xirnaa xabsiga
magaalada jowhar ayaa la siidaayey xariga jaamac aadan dheere oo muran
weyn dhaliyey ayaa kolba lagu eedeynaayey dfgs iyo maamulka
shabeeladadhexe
wasiirka warfaafita dfgo maxamed cabdi xayir maareeya ayaa saxaafada u
sheegey inuusan u xireyn jaamac aadan dheere dfgs waxaan uu xaqiijiyey
inuu haysto maamulka shabeelada dhexe maamulka shabeelada dhexana ay
sheegeen inay maxkamad soo taagi doonaan jamac aadan dheere uuna ku gafey
sharciga gobolka shabeelad dhexe
iyo qaran dumis waxaan soo if baxaayey baaqyo ka soobaxaayey hay adaha
udood xuquuda aadanaha iyo wxgard badan oo ay ku jiraan haybta uu ka soo
jeedo waxaan duubabka dhaqanka ee haybta uu ka soo jeedo ay dhow jeer ku
celiyeen iney kalsoondii kala noqdeen dfgs ilaa iyo hada macad inuu sii
joogayo jawhar iyo inkale
Muxyadiin Cali Jimcaale jakuula
Muqdisho Somaliya