Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

  Maxaad ka taqaan fanaaniinta caanka ahaa ee aan ka bixin Muqdisho & kuwii ku geeriyooday sanadihii dagaalada sokeeye
Muqdisho

Xubinteena fanka ee maanta waxaan idinkugu soo gudbineynaa fanaantii caanka ah ee aan ka bixin Muqdisho sanadihii dagaalada sokeeye & kuwii ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxeyna kala yihiin.

Kuwa aan ka bixin

1- Xaliimo Khaliif Cumar (Magool) Dhimatey

2- Seynab Xaaji Cali Baxsan (Siigaale)

3- Haboon C/llaahi Faarax

4- Ruqiyo Cali Guutaale

5- Cali Cali Cumar (Codweyn)

6- Zahro Ileeye

7- Zitey manoogto

8- Nuurta Abaliisha

9- Binti Cumar Gacal

10- Marwo Cabdi

11- Jidda Sheekh Bashiir (Cost)

12- Shugri Muuse Weheliye

13- Madiina Cabdi Cali

14- Nadiifo Cali Kulane

15- Luul Warsame

16- Siciid Max’ed Harawo

17- Sahal Macalin Ciise

18- Cabdi Tahliil Warsame

19- Cabdi Muxumad Amiin

20- Mustafa Sheekh Cilmi

21- Cabdi dhuux Yuusuf

22- Max’ed Kitaara

23- Faarax Siidow Faarax

24- Cumar Nuur Baashar

25- Laashin Axmadey Cabdi Gaashaan

26- Cabdi Max’ed Ilkacase

27- Bashiir Ibraahim Cabdi

28- C/qaadir Sheekh Cali (Sanka) Dhintey

29- Maki Xaaji Banaadir (Meykal)

30- Axmed Nuur Jaangow

31- C/llaahi Xalwo

32- Qarboosh

33- Xaawo Luul

34- Aamino Cabdulle Mocow

35- Sugaal Cabdulle Cumar

36- Iikar cadde

37- Luul Cabdi Sheekh

38- Max’ed Cusmaan (Ina)

39- Jiimi Sheekh Muumin

40- C/salaan Yuusuf Jiimi

41- Xasan Jaceyl

42- Axmed Salli

43- Max’ed Max’uud Xeebow

44- Max’ed Xassan Barow

45- C/qaadir Cabdow Cali

46- Siciid Mire Xeydar

47- Muqtaar Ramadaan Iidi

48- C/salaad qaaray

49- Xasan Diiriye faarax

50- Cali Dagaal Xeyd

51- Beybi

52- Macow Owdiini Abtow

53- Cabdulle C/raxmaan

54- Siciid Xasan Toob

55- Macalin Meysara

56- C/qaadir Sayid Sajan

57- Max’ed Max’uud (Maaw)

58- Max’ud Max’ed Kaadheeri

59- C/llaahi Amiir (Awkuuku)

60- Max’ed Siciid Bakaari

61- Saynab Samiira

62- Max’ed Cabdi (Beer fale)

63- Axmed Heybe Caraale

64- C/llaahi Leyloon

65- Moorgan

66- Xabiibo Xuseen (Baajuuni)

67- Cabdi Max’ed Safaari

68- Max’ed Aadan Shamuuri

69- Yaasiin Sheekh Salaad iyo kuwo kale.

Fanaaniinta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sanadihii dagaaladii sokeeye waxaa ka mid ahaa Cabdi Bashiir (Idha Buur), Max’ed Nuur Shareeco, C/llaahi Xarago, Axmed Iishaar Cabdi (Olol), Nuur Cusmaan (Jeyte), Qaasin Qaxweyste, Cali Cabdulle Jeelle, Muumin Yoo, Deeqo Axmed Raage, Kuusow Kunturwaarey, Saynab C/llaahi, Xasan Culusow (Xassan Traafiko), Xuseen Aw-faarax Dubad, Muuse Ismaaciil Qalinle, Leylo Cumar Dhuule, Aadan Korneto, Max’ed Caraale Max’ed iyo kuwo kale

Axmed Max’ed Cabdulle (Uurdoox)

 NB:barnaamijkan waxaa soo daabacey Dayniile.com wakhti hadda laga joogo ku dhawaad laba sano oo ku beegneyd (Monday, November 03, 2003,)

Copy right:Dayniil.com